Aftahan
Amin
badarnews
daaruldawaa
Dayniile
Qaadisiya
Rihim
Shabeele
somalimemo
Somalisunah
Somalitech
soomaalinews
Madaxda Jaamacada Carabta oo ugu baaqay Dhinacyada Soomaalida in ay wada hadlaan.
 
This article has Published at: 29-03-2025 and has been viewed 3 times
Ururka Jaamacada Carabta ayaa ugu baaqay dhinacyada siyaasada dalka Soomaaliya in wada hadalka fursad siiyaan

Madaxda Ururka Jaamacada carabta ayaa ugu baaqay dhinacyada siyaasada ee isku haya Soomaaliya in mudnaanta siiyaan wada hadalka.

 

Madaxda Wadamada ku bahoobay Jaamacada carabta oo kulan ugu soo gaba gaboobay magaalada sirta ee dalka liibiya ayaa ka soo saaray baaq ay u dirayaan dhinacyada isku haya dalka Soomaaliya.

 

Bayaanka ka soo baxay Ururka ayaa lagu sheegay in looga baahan yahay dhinacyada ka soo horjeeda dowlada KMG ah in wada hadalka fursada siiyaan.

 

Waxaa bayaanka lagu xusay in si weyn u taageersan yihiin dadaalada dhanka nabada oo ay wado dowlada uu Hogaamiyo Madaxweyne sheikh shariif.

 

Sidoo kale Kulanka Jaamacada carabta eek u soo idlaaday magaalada sirta ee dalka Liibiya ayaa lagu xusay in ay jiraan balan qaadyo dhowr ah oo Madaxda jaamacada carabta u sameeyeen dowlada KMG ah

 
Wixii talo iyo Tusaale ah Fadlan ku soo hagaaji E-mailka [email protected]
COMMENTS ( 0 )
No Comments available
Maxaad ka leedahay Warkaan Aqriste:?

Emailkaada ku qor:

Warkaada ku qor:


 
 
 
 
 
 
 
Copyright © 2009 www.iqksoomaali.com - All Rights Reserved