Aftahan
Amin
badarnews
daaruldawaa
Dayniile
Qaadisiya
Rihim
Shabeele
somalimemo
Somalisunah
Somalitech
soomaalinews
Dowlada KMG ah oo Baaq Nabadeed u dirtay Maleeshiyo beeleedyada ku dagaalamaya deegaano ka tirsan Gobolka Mudug.
Dowlada KMG ah ayaa Maata baaq Nabadeed u dirtay laba maleeshiyo beeleed oo in dhawaalaba dagaalo ku dhex marayay deegaano ka tirsan Gobolka Mudug.... -
04 Apr 2025
Shacabka Muqdisho oo ka hadlay Go'aankii shalay ka soo baxay Maamulka xisbul islaam ee Gobolka Banaadir.
Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay go'aankii shalay ka soo baxay Maamulka xisbul Islaam ee Gobolka Banaadir.... -
04 Apr 2025
Wilaayada Al-shabaab ee Gobolka banadir oo ka hadlay sababihii loo joojiyay Xoolahii lagu qali jiray Dayniile.
Wilaayada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ee Gobolka banaadir ayaa ka warbixiyay sababaha loo joojiyay xoola qalkii ku yaalay degmada dayniile.... -
04 Apr 2025
Bukaano ku dhaawacmay dagaaladii shalay oo Maanta ku geeriyooday Isbitaalka Madiina(Sawiro).
Qaar ka mid ah Bukanadii ku dhaawacmay dagaalo shalay ka dhacay Muqidsho oo la sheegay in Maanta ku geeriyodeen isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.... -
03 Apr 2025
Ururka xisbul islaam oo Warbaahinta Muqdisho ugu baaqay in ay Joojiyaan sii deynta Heesaha.
Ururka xisbul islaam ayaa ugu baaqay Idaacadaha ka howlgala Muqdisho in ay joojiyaan sii deynta Heesadaha.... -
03 Apr 2025
Ciidamada amaanka Ugandha ayaa la xaqiijiyay in xabsiga dhigeen Wiil Soomaaliyeed oo Haysta dhalashada Australia.
Ciidamada amaanka dalka Ugandha ayaa la xaqiijiyay in xabsiga dhigeen wiil Soomaaliyeed oo Haysta dhalashada dalka Australia.... -
03 Apr 2025
Khasaarihii ka dhashay dagaalo shalay ka dhacay Muqdisho oo sii kordhaya.
Khasaarihi ka dhashay dagaalo iyo duqeymo culus oo shalay galinkii dambe ka dhacay Muqdisho ayaa sii kordhaya.... -
03 Apr 2025
Ciidamada Mareykanka ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya oo gacanta ku dhigay Burcad badeed.
Ciidamada mareykanka ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay kooxo loogu shaki qabo burcad badeed.... -
02 Apr 2025
Dagaalo u dhaxeeyay Ciidamada dowlada iyo xoogaga ka horjeeda oo Galabta ka dhacay Muqdisho.
Dagaalo xoogan ayaa galabta ka dhacay qeybo ka mid ah Gobolka banaadir.... -
02 Apr 2025
20-ruux oo ku geeriyootay dagaalo Maanta ka dhacay deegaanka Bacaad-weyn ee Gobolka Mudug.
Dagaalo xoogan oo u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed ayaa maanta ka dhacay deegaanka Bacaad-weyn ee Gobolka Mudug.... -
31 Mar 2025
Dowlada Mareykanka oo Soomaaliya u soo diraysa diyaaraha Wax basaasa.
Dowlada Mareykanka ayaa la xaqiijiyay in dalka soomaaliya qorsheynayso in ay u soo dirto diyaaradaha nooca wax basaasa ah.... -
31 Mar 2025
Iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamada dowlada iyo xoogaga ka horjeeda oo saaka ka dhacay xaafado ka mid ah W/Muqdisho.
Iska hor imaad kooban ayaa saaka waabarigii ka dhacay xaafado ku yaala waqooyiga magaalada Muqdisho.... -
31 Mar 2025
Mas'uuliyiin ka tirsan dowlada KMG ah oo Maanta booqday Xaruntii Hore ee Golaha shacabka(Daawo Sawiro).
Mas'uuliyiin ka socday xubnaha labada gole ee dowlada KMG ah ayaa Maanta booqday xaruntii hore ee Golaha shacabka.... -
30 Mar 2025
Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo Maanta ka dhacay Muqdisho.
Shil gaari oo sababay khasaarooyin isugu jiray dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay wadada dabka ee Magaalada Muqdisho.... -
30 Mar 2025
Dagaalo u dhaxeeyay Ciidamada dowlada,AMISOM iyo xoogaga ka horjeeda oo xalay ka dhacay Muqdisho.
Dagaalada ayaa ahaa kuwo aad u xoogan oo xalay ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Hodon ee Gobolka banaadir.... -
30 Mar 2025
Ciidamo ka tirsan dowlada KMG ah oo Saaka Howlgalo baaritaano ah ka wada Wadada Dabka ee Magaalada Muqdisho.
Ciidamo aad u farabadan oo ka amar qaata dowlada KMG ah ayaa saaka buu dhaafiyay wadada Dabka ee magaalada Muqdisho halkasi oo ay howlgalo baaritaano ah ka wadaan.... -
30 Mar 2025
Dibad Bax looga soo Horjeeday Howlaha Qabuuro bur burinta Al-shabaab oo Maanta ka dhacay Muqdisho(Daawo Sawiro).
Dibad bax ay soo qaban qaabiyeen Qaar ka mid ah Culuma'udiinka ahlu Sunna Waljamaaca ayaa Maanta ka dhacay Muqdisho.... -
29 Mar 2025
Madaxda Jaamacada Carabta oo ugu baaqay Dhinacyada Soomaalida in ay wada hadlaan.
Ururka Jaamacada Carabta ayaa ugu baaqay dhinacyada siyaasada dalka Soomaaliya in wada hadalka fursad siiyaan... -
29 Mar 2025
Gudoomiyihii degmada Xamar Jajab oo ku geeriyooday Qarax Miino.
Gudoomiyihii degmada Xamar Jajab ee dowlada KMG ah iyo tiro Ciidamadiisa ka tirsan ayaa ku geeriyooday qarax Goordhaw ka dhacay degmada uu gudoomiyaha ka ahaa.... -
27 Mar 2025
Maamulka Gobolka banaadir oo Maanta dhulka la simay Guryahii ku Yaalay Xaafada Afisyooni(Daawo Sawiro).
Maamulka Gobolka banaadir ee dowlada KMG ah ayaa Maanta bur burin kula dhaqaaqay guryaha ku yaalay Xaafada Afisyooni ee Gobolka banaadir.... -
25 Mar 2025
Wilaayada Mujaahiidiinta Al-shabaab ee Gobolka Banaadir oo Maalintii 3-aad Qabuuro Bur burin ka wada Muqdisho(Daawo Sawiro).
Wilaayada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ee Gobolka banaadir ayaa Maalintii 3-aad qabuuro bur burin ka wada Magaalada Muqdisho.... -
25 Mar 2025
ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo saakay burburiyay qabrigii Sh. Ali Muumin Bin Kaadimuu
ciidamada Xarakada Alshabaab oo saakay ku dhaqaaqay howl lagu burburinayo qabrigii Shiikh cali Muumin Bin Kaadimuu.... -
24 Mar 2025
xaaladda deegaanka galabayrka oo dagan kaasoo shalay galinkii dambe ay dagaalo ka dheceen
waxaa xaaladda deganaasho ay saaka ka jirtaa deegaanka kalabayrka ee gobalka Hiiraan oo shalay galinkii dambe ay dagaalo ku dhexmareen ciidamo ka kala tirsan Dowlada KMG somaliya iyo Ururka Xizbul Islaam ... -
24 Mar 2025
Dagaalo u dhaxeeyay Ciidamada dowlada,AMISOM iyo xoogaga ka horjeeda oo Saaka ka dhacay degmada Hodon.
Dagaalo xoogan oo u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan dowlada KMG ah,Kuwa AMISOM iyo xoogaga ka horjeeda ayaa saaka waabarigii ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Hodon.... -
23 Mar 2025
Maamulka Xisbul Islaam ee degmada Baladweyne oo Amaro u jeediyay darawalada ka shaqeeya Gobolka Hiiraan.
Maamulka Ururka xisbul islaam ee ka arimiya Gobolka Hiiraan ayaa amaro u jeediyay darawalada ka howlgala Gobolka gaar ahaan baladweyne.... -
23 Mar 2025
Shacabka ku dhaqan degmada Balcad oo Ajiibay Amar horay uga soo baxay Maamulka Islaamiga ee degmadaasi.
Inta badan shacabka ku dhaqan degmada Balcad ee Gobolka shabeelaha dhexe ayaa si aad ah u fuliyay amar ka soo baxay maamulka islaamiga ee ka arimiya degmadaasi.... -
23 Mar 2025
Tiro Madaafiic ah oo galabta lagu garaacay xaafado ka mid ah degmada Wardhiigleey ee Gobolka Banaadir.
Tiro Madaafiic ah ayaa la xaqiijiyay in galabta lagu garaacay xaafado ka mid ah degmada wardhiigleey ee Gobolka banaadir.... -
22 Mar 2025
Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Maanta Gaaray magaalada Boosaaso.
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta gaaray magaalada Boosaaso.... -
22 Mar 2025
Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye oo baaq u diray dhinacyada isku haya dalka Soomaaliya.
Odayaasha dhaqanka iyo Midnimada beelaha Hawiye ayaa baaq nabadeed u diray dhinacyada ku dagaalamaya dalka Soomaaliya.... -
22 Mar 2025
Ardayda wax ka barata degmada Jowhar oo ka qeyb qaadanaya ka hor tag lagu sameynayo Wabiga shabeelle.
Ardayda wax ka barata dugsiyada ka howlgala degmada Jowhar ayaa wada gurmad xoogan oo ku aadan ka hortag lagu sameynayo fatahaad uu sameeyo wabiga shabeele.... -
22 Mar 2025
C/raxmaan Ibbi oo sheegay in Musuq maasuq lagu hayo Dhaqaalaha Dekeda Muqdisho(Sawiro).
Wasiirka Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda dowlada KMG ah C/raxmaan Ibbi ayaa sheegay in lagu tagri falo dhaqaalaha ka soo xerooda dekeda Muqdisho.... -
21 Mar 2025
1-ruux oo ku geeriyooday Rasaas kooxo hubeysan ku fureen gaari Marayay Gobolka Shabeelaha Hoose.
Kooxo hubeysan ayaa la sheegay in rasaas la beegsadeen gaari rakaab ah oo marayay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.... -
21 Mar 2025
Odayaasha Hawiye oo Cambaareeyay Go,aankii Maamulka Gobolka banadir ee dowlada KMG ah
Odayaasha dhaqanka iyo Midnimada beelaha Hawiye ayaa si kulul u cambaareeyay go'aankii shalay ka soo baxay Maamulka Gobolka banaadir ee dowlada KMG ah.... -
21 Mar 2025
Wasiirka Arimaha gudaha oo Maanta kulan la qaatay Maamulka Gobolka iyo Gudomiyayaasha degmooyinka Gobolka banaadir
Wasiirka arimaha gudaha dowlada KMG ah Sheekh C/qaadir Cali Cumar ayaa Maanta kulan la qaatay maamulka gobolka banaadir iyo gudoomiyayaasha gobolka.... -
20 Mar 2025
Maamulka Gobolka banaadir oo ku baaqay in la isaga guuro Xaafada Afsiyooni.
Maamulka Gobolka banaadir ee dowlada KMG ah ayaa ku baaqday in saacado gudahood la isaga guuro xaafada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho.... -
20 Mar 2025
Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab oo ka hadashay Kulankii lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Dubai.
Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa markii ugu horeysay ka hadashay kulankii dhawaan lagu soo gaba gabeeyay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka carabta.... -
19 Mar 2025
Dagaalo ay bar bar socdeen Madaafiic xoogan oo caawa ka dhacay qeybo ka mid ah Muqdisho.
Dagaalo Goos goos ah oo ay bar bar socdeen madaafiic xoogan ayaa caawa ka dhacay qeybo ka mid ah Muqdisho.... -
19 Mar 2025
Maamulka Xisbul Islaam oo ka warbixiyay Howlgalo ay ka wadaan Gobolka Hiiraan.
Maamulka Ururka xisbul islaam ee ka arimiya Magaalada Baladweyne ayaa ka warbixiyay howlgalo maalmihii la soo dhaafay ciidamada xisbiga ka wadaan Gobolka Hiiraan deegaano ka tirsan.... -
19 Mar 2025
Askari ka tirsan ciidamada dowlada oo isu dhiibay Ururka xisbul islaam.
Maamulka Xisbul islaam ee Gobolka Hiiraan ayaa Maanta warbaahinta u soo bandhigay askari ka soo goostay dowlada KMG ah.... -
18 Mar 2025
Maamulka Gobolka Bari oo shaaciyay in shirkado qaabilsan dhanka Nadaafada ka howlgali doonto Puntland.
Gudoomiyaha cusub ee Gobolka bari ayaa shaaciyay in dhawaan gobolkaasi ka howlgali doonaan shirkado dhanka nadaafada qaabilsan.... -
18 Mar 2025
Prof Dalxa oo ku baaqay in baarlamaanka la horgeeyo heshiiskii Dhex maray dowlada iyo Culuma'udiinka Ahlu Sunna.
Ku simaha Gudoomiyaha baarlamaanka ahna gudoomiye ku xigeenka koowaad Prof Maxamed Cumar dalxa ayaa ku baaqay in baarlamaanka la horkeeno heshiiskii dhex maray Dowlada iyo Ahlu Sunna.... -
18 Mar 2025
Roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada oo ka da'ay qeybo ka mid ah Gobolada dalka Soomaaliya.
Wararka naga soo gaaraya qeybo ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta roobab xoogan halkaasi ka da'een.... -
18 Mar 2025
Wasiirka Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda C/raxmaan Ibbi oo ka jawaabay Eedeyn kaga timid Q.M.
Wasiirka Kaluumeysiga iyo Khayradka Badda ahna Ra'isul wasaare ku xigeenka dowlada KMG ah C/raxmaan Ibbi ayaa ka jawaabay eedeyn kaga timid dhanka Q.M.... -
17 Mar 2025
Ciidamo Taraafiko ah oo laga hirgaliyay Magaalada Baydhabo.
Maamulka Wilaayada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa ku guuleystay in ciidamo taraafiko ah ka hirgaliyaan Magaalada Baydhabo.... -
17 Mar 2025
Madaxweyne Faroole oo kulan la qaatay Odayaal dhaqameedyo ka soo jeeda Gobolada Ceyn,Sool iyo Sanaag.
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa Maanta kulan muhiim ah la qaatay Odayaal dhaqameedyo ka soo jeeda Gobolada Ceyn,Sool iyo Sanaag.... -
17 Mar 2025
Wilaayada islaamiga ee Gobolada bay iyo Bakool oo ka warbixiyay dayactir ka socanaya Buundada Magaalada Baydhabo.
Maamulka Wilaayada islaamiga ee Gobolada bay iyo Bakool ayaa markii ugu horeysay ka warbixiyay dayactir ku socanaya Buundada magaalada Baydhabo.... -
17 Mar 2025
Madaxweyne sheekh Shariif oo soo dhaweeyay Heshiiskii dowladiisa la gaartay Ahlu Sunna.
Madaxweynaha dowlada KMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si weyn u soo dhaweeyay heshiiskii dowladiisa la gaartay Culuma'udiinka Ahlu Sunna.... -
16 Mar 2025
Gudoonka baarlamaanka KMG ah oo soo dhaweeyay sii deynta xildhibaano u xirtaa Ethiopia.
Gudoonka baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay laba xildhibaan oo in mudo ah u xirnaa dowlada Ethiopia.... -
16 Mar 2025
Odayaasha Hawiye oo sheegay in heshiiskii Adis ababa aanu waxba ku soo kordhin doon in Xaalada Soomaaliya.
Odayaasha dhaqanka iyo Midnimada beelaha Hawiye garabka uu Hogaamiyo Suldaan Axmed doore ayaa Natiijo la'aan ku tilmaamay heshiiskii Adis ababa.... -
16 Mar 2025
5-ruux oo ku geeriyooray Madaafiic Maanta lagu garaacay degmooyinka yaaqshiid iyo Wardhiigleey.
Madaafiic xoogan oo gaystay khasaarooyin isugu jiray dhimasho iyo dhaawac ayaa Maanta waxaa ay ku dhaceen degmooyinka Yaaqshiid iyo Wardhiigleey ee Gobolka banaadir.... -
16 Mar 2025
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29  Next
 
 
 
 
 
 
 
Copyright © 2009 www.iqksoomaali.com - All Rights Reserved