Aftahan
Amin
badarnews
daaruldawaa
Dayniile
Qaadisiya
Rihim
Shabeele
somalimemo
Somalisunah
Somalitech
soomaalinews
Khasaarihii ka dhashay dagaalo shalay ka dhacay Muqdisho oo sii kordhaya.
 
This article has Published at: 03-04-2025 and has been viewed 3 times
Khasaarihi ka dhashay dagaalo iyo duqeymo culus oo shalay galinkii dambe ka dhacay Muqdisho ayaa sii kordhaya.

Khasaaraha ugu badan ayaa la xaqiijiyay in dagaaladii shalay ka soo gaareen dadka rayidka ah.

Inta la xaqiijiyay in ku dhaw 10-ruux ayaa ku geeriyooday ku dhawaad 20-kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaaladaasi.

Dadka geeriyooday ayaa la sheegay in madaafiicda ugu tagtay xaafado ka fog halka dagaalku ka dhacayay.

Sidoo kale saraakiisha caafimaadka isbitaalada Muqdisho ayaa inoo sheegay in bukaanada ku soo dhaawacmay dagaaladii shalay haatan ka dabiibayo.

Dhinaca kale xaalada goobii dagaaladu ka dhaceen shalay galinkii dambeayaa saaka ah mid aad u dagan.

 
Wixii talo iyo Tusaale ah Fadlan ku soo hagaaji E-mailka [email protected]
COMMENTS ( 0 )
No Comments available
Maxaad ka leedahay Warkaan Aqriste:?

Emailkaada ku qor:

Warkaada ku qor:


 
 
 
 
 
 
 
Copyright © 2009 www.iqksoomaali.com - All Rights Reserved